Qaar ka mid ah Ardayda iskuulaadka Gobolka Banaadir oo maanta kuliyada Culuumta Beeraha ee jaamacada Capital

Qaar ka mid ah Ardayda iskuulaadka Gobolka Banaadir oo maanta kuliyada Culuumta Beeraha ee jaamacada Capital u qabtay seminar ku saabsan Muhiimada wax soo saarka dalka si loo gaaro isku filnaasho.

waxaa seminarka daahfuray Gudoomiyaha jaamacada Capital oo ardayda kala hadlay muhiimada ay leedahay kuliyada beeraha iyo baahida uu u qabo dalka Xirfadley baratay beeraha.

waxa uu kale uu bogaadiyay Gabdhaha in ay bartaan cluumta beeraha aysan kaliye ku ekeyn wiilasha barashada beeraha.
markale uu ka hadlay godoomiyihu taariikhda barashada cluumta beeraha uu sheegay in school ka sare oo beeraha uu jiri jiray wadanka laguna baran jiray Cluumta beeraha si loo kobciyo xirfada tacabka beeraha.

Ustaad Mohamed Ahmed Abdi oo soo jiidanayay Seminarka

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *