
- This event has passed.
Kulliyadda Culuumta Caafimaadku waxey qaba doontaa Siminaar ku saabsan ” effects of drug abuse on health and society”
February 1 @ 8:00 am - 5:00 pm

Fasallada Nursing Semester 5 iyo Midwifery Semester 5 oo ka tirsan kulliyadda Culuumta Caafimaadka ayaa soo agaasimay workshop ku saabsan”Effects of Drug abuse on Health and Society”.
Ujeedka Workshop-kan ayaa ahaa in Dhalinyarada iyo guud ahaan Bulshada looga wacyi-geliyo halista uu leeyahay isticmaalka Mukhaadaraadku.