Latest Past Events

Seminar on Data Analysis & Report Writing

Computer Science LAB

  Dhammaan ardayda sanadka 4aad ee kulliyadda dhaqaalaha & maamulka waxaa lagu wargelinayaa beri oo arbaco ah abaaro 10:00AM, waxaa xarunta Jaamacadda loogu qaban doonaa Seminar ciwaankiisu yahay “ Data Analysis & Report Writing” aan ka wada faa’iidaysano.