Loading Events

« All Events

  • This event has passed.

Kulliyadda Maamulka iyo Dhaqaalaha waxey qaba doontaa Siminar ku Saabsan “Academic Advising & Study Skills”

January 1, 2023 @ 12:00 am - 11:59 pm

 

 

Kulliyadda Maamulka iyo dhaqaalaha waxey qaba doontaa Siminaar ku saabsan “Academic Advising & Study Skills; Study T i p s , S t r at e g i e s & g u i d e s”. Ujeedka Siminaarkan ayaa ah latalin ku saabsan tabaha u fududeynaya waxbarashada sida cilmi baarista, aqris-qooralka iyo guud ahaan sida ugu fudud ee ardaydu ay ku baari karaan xogaha dheeriga ah oo ay uga baahan yihiin takhasusyadooda.

Sminaarkaan waxaa bixi doona Ustaad Abdikamaal Mohamed oo ah bare sare oo katirsan qaybta daraasaadka sare ee Jaamacadda.

Details

Date:
January 1, 2023
Time:
12:00 am - 11:59 pm

Venue

Main Hall