Jaamacadda Capital ayaa maanta ka qayb gashay Bandhigga Kulmis 2021 oo ay qabteen Midowga Dugsiyada Gobolka Banaadir kaas oo lagu martiqaaday bahda waxbarashada ee Gobolka Banaadir mowduuca ay jaamacadda kaga qaybqaadatay “Tilmaamta ardayga wanaagsan ee tusaalah ah”.
