News

Qaar ka mid ah Ardayda iskuulaadka Gobolka Banaadir oo maanta kuliyada Culuumta Beeraha ee jaamacada Capital

Qaar ka mid ah Ardayda iskuulaadka Gobolka Banaadir oo maanta kuliyada Culuumta Beeraha ee jaamacada Capital u qabtay seminar ku saabsan Muhiimada wax soo saarka dalka si loo gaaro isku filnaasho. waxaa seminarka daahfuray Gudoomiyaha jaamacada Capital oo ardayda kala hadlay muhiimada ay leedahay kuliyada beeraha iyo baahida uu u qabo dalka Xirfadley baratay beeraha. …

Qaar ka mid ah Ardayda iskuulaadka Gobolka Banaadir oo maanta kuliyada Culuumta Beeraha ee jaamacada Capital Read More »

Waxa manta la qabtay bandhig dietic food oo ay qabteen ardayda nutrition ee faculty of Health science

Waxa manta   la qabtay bandhig dietic food oo ay qabteen ardayda nutrition ee faculty of Health science ka oo ay ku soo bandhigeen sida loo la tacaalo dadka chronic disease  ka qabo sida loo sixi lahaa cuntada ay qaadanaayaan iyadoo la eegaay hadba cuntada nuuca nutrition ka ee ku jira iyo cudurkaas waxa uu u …

Waxa manta la qabtay bandhig dietic food oo ay qabteen ardayda nutrition ee faculty of Health science Read More »